Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Nabadoon Geesey Cismaan oo ka mid ahaa waxgaradka gobolka Banaadir ayaa galabta lagu dilay degmada Yaaqshiid ee gobolka Benaadir Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa la soo sheegayaa iney nabadoonka rasaas ku fureen wax yar ka dib markii uu ka soo baxay masaajid ku yaalla xaafada Fagax oo uu ku soo tukaday Dableydii geysatay dilka ayaa … Continue reading Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya